Qoor-qoor & xubno ka tirsan Wasiiradiisa oo galabta booqday xeebta Hobyo (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan qaar ka mid ah golihiisa Wasiiradda ayaa galabta booqday xeebta Magaalada Hobyo. Qoorqoor ayaa waqti nasiino la qaatay qaar ka mid ah Golaha wasiiradda Dowlad Goboleedka Galmudug. Dhinaca kale, Madaxweynaha Galmudug ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose/dhexe iyo sare ee Ducaale Kaahiye oo laga hirgaliyey … Continue reading Qoor-qoor & xubno ka tirsan Wasiiradiisa oo galabta booqday xeebta Hobyo (Sawirro)